HomeSomaliland: Waxbarasho Lacag la'aan ah oo La Siinayo Naafada iyo Danyarta

Somaliland: Waxbarasho Lacag la’aan ah oo La Siinayo Naafada iyo Danyarta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday war farax’galiyay dadka aan la xaadkoodu dhammeyn ee baahiyaha gaarka ah qabba, iyo kuwa hayntooda dhaqaale hooseyso ee danyarta.

blankWasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa wareegto ku soo saartay in lacag la’aan laga dhigayo waxbarashada dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Sidoo kale waxa wareegtadan lagu xusay in dadka adeeg’bixintooda waxbarasho ay bilaashka tahay ay ku jiraan dadka danyarta ahi.

Haddaba  waxaana lagu wargeliyay dhammaanba guddoomiyayaasha waxbarashada ee gobollada dalka, in ay ka  fuliyaan goobaha waxbarashada gaarka ah iyo kuwa bulshada labadaba, adeegbixinta waxbarasho ee bilaashka, looguna talo galay in wax lagu baro dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo kuwa danyarta ah.

Wareegtada ka soo baday Wasaaradda Waxbarashada, ayaa u dhigneyd sidan.

Waxaanay u dhignayd sidan.“Sida uu waajibinayo go’aankii ka soo baxay kal fadhigii 53aad ee golaha wasiiradda, soona baxday sooyaalku marku ahaa 23/1/2020 ee uu shir’guddoominayay madaxweynaha Qaranka JSL, waxa la idin faraa inaad hubisan waxbarasho lacag la’aan ah helaan dhammaan ardayda baahiyaha gaarka ah qaba.

blankSidoo kale waxa waajib ah inay goobaha waxbarasho ay deeq waxbarasho siiyaan, ardayda danyarta, iyada dugsiyadda bulshadda (Dawladda), ay waajib ku tahay inay waxbarasho lacag la’aan ah siiyaan ugu yaraan 10% ardayda halka kuwa gaarka loo leeyahay ay ku waajib tahay ugu yaraan 5% ardayda dugsiga dhigata,” sidaas ayaa lagu wareegtada ka soo baxda Wasaaradda Waxbarashada.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories