HomeXukuumadda Somaliland Oo Su'aal gelisay Ka-qaybgalka mucaaradka ee Doorashooyinka soo socda

Xukuumadda Somaliland Oo Su’aal gelisay Ka-qaybgalka mucaaradka ee Doorashooyinka soo socda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Xukuumadda Somaliland, ayaa su’aal gelisay sida Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID uga qayb-geli karaan doorashooyinka soo socda, gaar ahaan doorashada Ururrada siyaasadda, maaddaama oo ay ku dhawaaqeen in aanay aqoonsanayn sharciyadda Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Xisbiyada Mucaaradku ay sharcigii dalka gacmahooda ku qaateen isla-markaana isku dayeen inay dalka khalkhal-geliyaan, sidaa darteed ay Xukuumaddu Guddiga diwaagelinta Ururrada waydiinayso sida sharci ahaan ay Xisbiyada Mucaaradku uga qayb-geli karaan doorashada, maaddaama oo ay diideen sharciyadda laamaha Dawladda, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa oo waajib ka saaran yahay qabsoomidda doorashada “Xisbiyada Mucaaradku waxay lumeen 2017 markii ay galeen doorasho xor iyo xalaal ahayd oo Adduunka oo dhami qiray ay deedafeeyeen, komiishankii wakhtigaa jirayna ay la meeraysteen,” ayuu yidhi Wasiirka Beeraha Somaliland.

“Guddiga diwaangelinta Ururrada waxaanu waydiinaynaa sharci-darradaa ay ku dhaqaaqeen ee ay yidhaahdeen Madaxweynaha sharci uma aqoonsanin, guddiga diwaangelintu ha ka jawaabaan sharci-darradaa labada Xisbi Mucaarad ku dhawaaqeen ma gayeysiinaysaa oo ma u ogolaanaysaa inay ka qayb-galaan doorashada soo socota? Waxaanuna jawaabteeda uga fadhinaa guddiga diwaangelinta ururrada siyaasadda” sidaas ayuu yidhi Wasiirka Horumarinta Beeraha ee Somaliland.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories