Monthly Archives: September, 2022

spot_imgspot_img

Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Geeddi-socodka dhex-dhexaadinta Muranka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 79aad ee Golaha, ayaa ka...

Buugga ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda’ Oo Hargeysa Lagu Gardaadiyey iyo Weedhihii laga yidhi

Hargeysa (SLpost) - Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa 2-dii bisha September 2022-ka lagu gardaadiyey Buugga Magaciisu yahay 'Hayaankii Hilowga Arwaaxda'. Buuggan oo xambaarsan dhacdooyin...

Xumadda Madaxtinimadu Waxay Lumisaa Caqliga Wanaagsan ~ Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Xumadda Madaxtinimadu Waxay Lumisaa Caqliga Wanaagsan ~ Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka Somaliland iyo xaaladda guud ee...

Ekeeyayaasha Farshaxannimada leh ee ku Jira Heesta (HA U NOQON COD BAAHIYE)

Hal-abuurnimadu waa hanaan ku dhisan farshaxannimo uu Abwaanku ku ibo-furo, oo ku weelleeyo inay is waafaqaan hummaag-yada sawirraada dhacdooyinka kala duwan leh iyo inuu...

Nuxurka Sagaal Qodob oo Gun-dhig u ah Go’aanka Maxkamadda Sare ee Muranka Natiijada Doorashada Kenya

Nairobi (SLpost)- Maalmaha soo socda waxa laga filayaa Maxkamadda Sare ee Kenya in ay go'aan ka gaadho khilaafka ka taagan natiijada doorashada madaxweynaha dalkaas...

Mahadsanid Prof. Saleebaan

Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland. Waxaa soo...

Hargeysa: Muj Ibraahim Dhegaweyne, Boobe Yuusuf, Haji Mahad Ibrahim iyo Danjire Barkhad M Kaariye oo Ka Hadlay Bandhigga Buugga Hayaankii Hilowga Arwaaxda

Mujaahid Ibraahim Dhegaweyne, Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale, Haji Mahad Ibrahim oo ah Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin iyo Safiir ku-xigeenka Somaliland u fadhiya dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img