Monthly Archives: August, 2022

spot_imgspot_img

Dawladda Itoobiya Oo Shaacisay Caddadka Gaasta Dabiiciga ah ee Laga Helay Degaanka Soomaalida

Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa sheegtay in gaaska dabiiciga ah ee laga helay degaanka Soomaalida uu ka badan yahay qiyaastii hore looga...

Siyaasi Cabdilahi Darawal Oo Eedaymo Culus U Jeediyey Guddi Ganacsato ah oo Ka Hawl-galay Xalka Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Horseed ee Somaliland Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal), ayaa ka hadlay Talo ay soo jeediyeen Guddi Ganacsato ah oo isku xilqaamay...

Khilaafyada Ma Dhalayska ah ee Siyaasadda Somaliland iyo Hadimooyinka Ku Lammaan

Khilaafyada Ma Dhalayska ah ee Siyaasadda Somaliland iyo Hadimooyinka Ku Lammaan - WARBIXIN si qoto-dheer loogu qaadaa-dhigay sababaha horseedka u ah murannada siyaasadeed ee...

Dugsiga H/Dhexe ee Jamhuriya oo Abaal-marinno ku taxay Arday Dedaal iyo Karti lagu majeertay

Hargeysa (SLpost)- Dugsiga Hoose/Dhexe ee Jamhuuriya Primary and entermediate School, ayaa munaasibad ballaadhan oo abaal-mariino kala duwan lagu guddoonsiiyey u qabtay Ardayda wax ka...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Go’aamo Xasaasi ah Ka Soo Saaray Qabsoomidda Doorashooyinka

“Ilaalinta Amniga Qaranka, Fulinta Xeerarka iyo ka hortagga rabshaduhu waxay ka mid yihiin waajibaadka Xukuumaddu u xil-saaran-tahay” – Xukuumadda Somaliland Hargeysa (SLpost)- Shirka Toddobaadlaha ah...

“Waxa Loo Baahan yahay In Meydka La Aaso” ~ Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dil iyo Mudaraad Ka Dhacay Sanaag

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Ka Hadashay Dil shalay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag iyo Mudaharaad rabshado watay oo maanta ka dhacay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img