Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Xarunta Guud ee Ciidanka Sirdoonka Qaranka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta Taliska Guud ee Sirdoonka Qaranka, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey taliyaha iyo...
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Siyaasi Xasan Mowliid Axmed oo Hargeysa ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqsiyaddii iyo doorkii uu dib-u-dhiska dalka ka soo qaatay Allah ha u naxariistee...
Dowladda Canada oo Shuruud ku xidhay Aqoonsigeeda Somaliland
Ottowa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland oo hawlan olole ay dunida kaga raadinayso aqoonsi caalami ah, ayaa dowladda Canada ka dalbatay Aqoonsi iyo taageero dhaqaale, taas...
Qodobbada lagaga hadlay Kulan Dhexmaray Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Ururka Warbaahinta ee SOMA
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdi-weli Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil iyo hoggaanka Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media...
International Community Should Now Give Rising Somaliland a Leg-up
For 30 years now, Somaliland has been pushing for international recognition after it disengaged from the unity with Somalia when the war broke out...
Madaxweyneyaasha Somaliland iyo M/goboleedka Puntland oo ka wada-hadlay Dejinta Dagaal beeleed khasaare badan sababay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa caawa ka wada-hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen qaboojinta dagaal khasaare badan sababay...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Golaha Wakiillada Dib Ugu Celiyey Masuuliyiin Ansixintooda Laga Diiday
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ku gacan-saydhay ansixinta masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, kuwaas oo isugu jira wasiirro iyo Wasiir...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

