HomeXukuumadda Somaliland oo Gaadiid Cusub kala wareegay Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay

Xukuumadda Somaliland oo Gaadiid Cusub kala wareegay Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ayaa gaadiid kala wareegay Hay’adda UNDP xafiiskeeda Somaliland oo ka wakiil ah Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Sweden oo oo ku deeqay Gaadiidka.

blankGaadiidkan oo tiradoodu dhan tahay 13 Gaadhi oo ah nooca Xaajiyadaha PickUp-ta oo cusub ayaa loogu talogalay Ciidanka Booliska, bahda Caddaalada iyo Wasaaradda arrimaha, waxaana Xaflada lagula kala wareegay Gaadiidkaka qaybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi, Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo saraakiil ka socda Hay’adda UNDP.

blankWasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha Cabdinaasir Caydiid Maxamed oo munaasibadaasi hadal ka jeediyey, ayaa uga mahad naqay Hay’adda UNDP iyo saaxiibadeeda kale ee qaadhaan-bixiyeyaasha gaadiidkan ay ku wareejiyeen, waxaanu sheegay inay wax badan ka dabooli doonaan gawaadhidani Hay’addaha dawladda ee loogu talogalay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Siciid Axmed Jibriil iyo Marwo Samiira oo ah madaxa UNDP Xafiiskeeda Somaliland, ayaa dhankooda faahfaahin ka bixiyey howlaha gaadiidkan lagaga shaqayn doono, waxaanay sheegeen in loogu talogalay dardar gelinta arrimaha nabad-gelyada iyo kor u qaadista adeegyada sharciga.

Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyey deeqdan gaadiidka ah, isagoo tilmaamay in lagu xoojin doono howlaha amniga Qaranka.

Wakiilka Midowga Yurub iyo madaxa Xafiiska UNSOM ee somaliland ayaa Dhankooda tilmaamay in Sii wadayaan wada-shaqaynta Somaliland, gaar ahaan Barnamjika Sharciga wada-jirka ah ay ee ka wada shaqaynayaan somaliland, Midowga yurub iyo Qaramada Midobay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories