HomeKomishanka Doorashooyinka oo Digniin u diray Ururrada Samafalka ee Caalamiga ah iyo...

Komishanka Doorashooyinka oo Digniin u diray Ururrada Samafalka ee Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta soo saaray Warqad ay ku socodsiiyeen Dhammaan Ururrada ka shaqeeya Samofalka & Horumarinta ee Maxaliga ah kuwa Caalamiga ahba.

Guddiga Doorashooyinku waxa ay urrurada Samafalka ugu baaqeen inaanay ku dhex milmin ololaha doorashooyinka ee Xisbiyada Qaranka iyo Murashaxiintooda, sida ku xusan Xeerka Doorashada Xeer Lr. 91/2020 oo sheegaya in Urrurada Samofalka ay ka reebban inay u ololeeyaan Musharixiin gaar ah ama Axsaabta siyaasadda.

Qoraalka ka soo baxay KDQ ee lagu socodsiiyey Ururrada Samatal-falka, ayaa u qornaa sidan:-

“Ujeeddo: Ogeysiin

Komishanka Doorashooyinka Qaranka wuxuu idiinku wargelinaynaa in aanay ka qayb qaadan Ololaha Xisbiyada & Musharaxiinta oo ay dhex ka ahaadan. Waxaa ka mamnuuca ah in shaqaalahooda iyo Gaadiidkoodu u Ololeeyaan Cid gaar ah.

Sidaas darteed, cid kasta oo ay ku cadaaddo in ay ka baxeen dhexdhexaadnimadii ama cid gaara gacan siinaya waxaa laga qaadayaa talaabo sharci ah.” Sidaas ayaa lagu sheegay warqadda ay KDQ ku socodsiiyeen Ururrada Caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories