HomeWax badan ka Ogow Hannaanka Codbixinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo...

Wax badan ka Ogow Hannaanka Codbixinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray nidaamka cod-bixinta ee muwaadiinta looga baahan yahay inay raacaan maalinta Codbixinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada.

Hannaanka Cod-bixinta oo aan wax badan ka duwanayn nidaamyadii hore ee ay codbixiyeyaashu u mari jireen hannnaanka codbixinta, marka reebo inay tahay laba doorasho oo isku-sidkan, waxa guud ahaan shacabka cod-bixinta ka qayb-qaadanaya lagu baraarujinayaa inay soo qaataan Kaadhadka ama shahaadooyinka Codbixinta ka hor inta aanay soo gaadhin goobta ay codkooda ka dhiibanayaan.

Waxa kale oo codbixiyeyaasha lagu baraarujinayaa inay iska hubiyaan inay goobta codbixinta ka qaataan Laba Waraaqood oo ay ku kala qoran yihiin Astaamaha iyo Lambarrada murashaxiinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, si qofku ugu codeeyo labada xildhibaan ee uu codkiisa siinayo.

Haddaba, muwaadin, waxa aanu halkan idinkula wadaagaynaa farriin ka soo baxday Guddiga Doorashooyinka oo xambaarsan tallaabooyinka qofka codbixiyaha ah looga baahan yahay inuu u maro hannaanka codbixinta Doorashada isku-sidkan ee Wakiillada iyo Deegaanka.

 

blank

blank

Waxa kale oo aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa farriimo wacyi-gelineed oo ku saabsan Doorashooyinka, kuwaas oo dhiirri-gelinaya anshaxa suubban ee codbixinta.

blank blank blank

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories