Safiir ku-xigeenka Somaliland ee Ethiopia oo 50-Kun Geed ka Guddoomay DDSI
Jigjiga (SLpost)- Dowladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, ayaa maanta 50-kun oo Geed ugu deeqday Somaliland, waxaana deeqdan ka guddoomay safiir ku-xigeenka Safaaradda Somaliland ee Ethiopia...
Maamulka iyo madax-dhaqameedka gobolka Awdal oo ka hadlay Askari Wiil Dhalinyaro ah ku dilay Boorama
Hargeysa (SLpost)- Mid ka mid ah Ardayda wax ka barata Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama, ayaa geeriyooday kaddib markii ay ku dhacday rasaas uu...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daah-furay Mashaariic kala duwan iyo Tirada Shirkadaha ku tartamaya
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Saddex Mashruuc oo loo fulinayo hay'adaha Dowladda, kuwaas oo fulintooda ay ku tartamayaan 24...
Komishanka Xuquuqal-iinsaanka Somaliland oo War ka soo saaray Xaaladda 8 Hablood ooXabsiga Berbera ku Xidhan
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Heer Qaran ee Xuquuqal Insaanka Somaliland, ayaa ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loo soo gebo-gabeeyo kiisaska loo haysto 8...
Somaliland: Xildhibaan Saddex Toddobaad ka tirsanaa Golaha Guurtida oo Is-casilay
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi Cabdi oo ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigii golaha eemaanta u gudbiyey is-casilaaddiisa, waxaanay mudaneyaashu cod gacan-taag...
Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Dib-u-dhis ku samaynaysa Xarunta ugu weyn La-dagaalanka Ayaxa ee Geeska Afrika
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga iyo Madaxa hay'adda FAO, ayaa maanta dhagax-dhigay dib-u-dhiska iyo...
Somaliland: Sugidda Amniga Gudaha iyo Doorashooyinka iyo Doorka Cashuur-bixiyeyaasha
Hargeysa (SLpost)- Miisaaniyad-sannadeedka 2021 ee Dowladda Somaliland, ayaa xoogga lagu saaray sidii looga dabooli lahaa Baahiyaha Qaranka ee Dhinacyada Dimuqraadiyadda iyo xoojinta Ammaanka ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

