Dowladda Ethiopia oo ka hadashay Muhiimadda Dekedda Berbera u leedahay Dalkooda
Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka ee Xukuumadda Federaalka Itoobiya, Degmawit Moges, ayaa sheegtay in casriyeynta lagu sameeyey Dekedda Berbera ay horumar dhaqaale...
Masuuliyiinta u sarreysa Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Xil-gudasho la’aan lagu eedeeyey
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ah mudaneyaasha ku soo baxay golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhaliilo adag u ujeediyey masuuliyiinta ugu...
“Reer Booramow, Farmaajo kuwii kacdoonka ku sameeyey ayuu xasuuqay, Somaliland-na waynu Ognahay inaan calanka Buluugga ah…”
"Reer Booramow, Farmaajo kuwii kacdoonka ku sameeyey ayuu xasuuqay, Somaliland-na waynu Ognahay inaan calanka Buluugga ah cid loogu dilin" - Siyaasi Ismaaciil oo Farriin...
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse oo ka hadlay Qorshaha Xukuumadda ee Loollanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay Go'aanka Maxkamadda Sare maanta ku shaacisay natiijada rasmiga ah ee...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ku dhawaaqday natiijada rasmiga ah ee Doorashada Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa maanta shaacisay natiijada rasmiga ah ee Doorashada Golaha Wakiillada, waxaanay ayidday natiijadii...
Ethiopia: Xoogagga TPLF oo Xabbad-joojin oggolaaday
Addis Ababa (SLpost)- Jabhadda TFPL ee dhawaan la wareegtay gacan-ku-haynta magaalada Mekelle, ayaa ogolaatay xabbad-joojin iyo heshiis laga gaadho xurgufta ka taagan gobolka Tigray...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Go’aamo ka soo saartay dacwadaha Natiijadii Doorashada Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa laashay dacwado ay usoo gudbiyeen Musharixiin ka cabanayay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada Golaha Wakiillada. Musharixiintan ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

