HomeSomaliland: Sugidda Amniga Gudaha iyo Doorashooyinka iyo Doorka Cashuur-bixiyeyaasha

Somaliland: Sugidda Amniga Gudaha iyo Doorashooyinka iyo Doorka Cashuur-bixiyeyaasha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Miisaaniyad-sannadeedka 2021 ee Dowladda Somaliland, ayaa xoogga lagu saaray sidii looga dabooli lahaa Baahiyaha Qaranka ee Dhinacyada Dimuqraadiyadda iyo xoojinta Ammaanka ee gudaha dalka.

Miisaaniyadda Dowladda ee Sannadkan 2021, waxa ay xukuumaddu ka soo iibisay Gaadiid Cusub oo loogu talo-galay Ciidammada Booliska Somaliland si ay uga hawl-galaan sugidda ammaanka ee guud ahaan dalka. Gaadiidka ayaa tiradoodu dhammayd 51 baabuur cusub oo dhammaantood laga maal-geliyey Cashuurta Muwaadinta.

blankSidoo kale, Miisaaniyadda sannadka 2021, waxa ku jira kharashka qabsoomidda doorashooyinkii Isku-sidkanaa ee Golahayaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo dalka ka qabsoomay 31-kii bishii May 2021-kii, taas oo ay ku baxday lacag dhan $20 Milyan.

Boqolkii 76 kharashka ku baxay qabsoomidda doorashooyinka oo u dhiganta in ka badan $15 Milyan,  ayaa laga maalgeliyey miisaaniyadda Dowladda oo ah Cashuurta ay bixiyaan Muwaadiniinta Somaliland. Boqolkiiba 24-ka kale waxa bixiyey beesha Caalamka oo isugu jira $3 oo ay bixiyeen waddamada Yurub iyo $2 Milyan oo ay bixisay dowladda Taiwan.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories