HomeGuddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daah-furay Mashaariic kala duwan iyo Tirada Shirkadaha ku...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daah-furay Mashaariic kala duwan iyo Tirada Shirkadaha ku tartamaya

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Saddex Mashruuc oo loo fulinayo hay’adaha Dowladda, kuwaas oo fulintooda ay ku tartamayaan 24 Shirkadood oo 3 ka mid ahi ku soo bixi doonaan fulinta mashaariicda.

Mashaariicda ay Guddigu daah-fureen qandaraasyadooda, ayaa kala ah Dhisme Cusub oo lagu kordhinayo Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee degmada Gar-adag oo cusbitaal loo beddelayo, Dhisme Cusub oo loo dhisayo Xeer ilaalinta Qaranka, Dhismaha Xarunta Isku-xidhka Hay’adaha Dawladda.

Munaasibadda daah-furka tartanka qaraasyada saddexda Mashruuc ku qabsoontay hoolka shirarka xarunta Guddiga Qandaraasyada, waxa goob-joog ka ahaa oo ka Qayb-galay xubnaha Guddiga Qandaraasyada, Shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo masuuliyiin ka socday hay’adaha dowladda ee Mashaariic loo fulinayo.

Ugu horeyn, waxa munaasibadda daah-furka mashaariicda ka hadlay guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo faahfaahin ka bixiyey noocyada Qandaraasyada iyo tirada shirkadaha fulintooda u tartamaya, kuwaas oo uu xusay in laga maal-gelinayo miisaaniyadda Dowladda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye oo ka mid ah masuuliyiinta hay’adaha mashaariicda loo fulinayo ee xukuumadda, waxa uu sheegay inay soo dhawaynayaan isla markaana la shaqayn doonaan shirkad kasta oo ku guulaysata qandaraaska dhismaha.

Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa la filayaa inay labada maalmood ee soo socda ku shaaciyeen saddexda shirkadood ee ku guulaysta fulinta saddexda Mashruuc.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories