HomeSiyaasi Cabdilaahi Cukuse oo ka hadlay Qorshaha Xukuumadda ee Loollanka Shir-guddoonka Golaha...

Siyaasi Cabdilaahi Cukuse oo ka hadlay Qorshaha Xukuumadda ee Loollanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankHargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay Go’aanka Maxkamadda Sare maanta ku shaacisay natiijada rasmiga ah ee Doorashada Golaha Wakiillada JSL oo ka kooban 82 xildhibaan oo ka soo kala baxay saddexda Xisbi Qaran.

Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse waxa kale oo uu ka hadlay loollanka xisbiyada Mucaaradka iyo Xukuumaddu ugu jiraan hanashada shir-guddoonka Golaha Wakiillada maadaama ay mucaaradku leeyihiin aqlabiyadda xildhibaannada ku soo baxay Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somaliland.

Cabdilaahi Cukuse oo u warramay telefishanka Sahan oo weydiiyey inay xukuumadda Xisbiga Kulmiye qorshaysay sidii dhaqaale loogu kasban lahaa xildhibaannada, ayaa xukuumadda ka fogeeyey inay Dhaqaale ku bixinayso hanashada codadka xildhibaannada xisbiyada mucaaradka.

Dhinaca kale, La-taliye Cabdilaahi Cukuse waxa uu ugu horeyn hambalyo u diray xildhibaannada ku guulaystay inay ku soo baxaan mudaneyaasha Golaha Wakiillada iyo sidoo kale shacbi-weynaha Somaliland oo ka qayb-qaatay doorashooyinka isku-sidkan ee 31 May 2021 ka qabsoomay Dalka.

Maxkamadda Sare ee JSL ayaa maanta ansixisay natiijadii ku-meel-gaadhka ahayd ee Guddiga doorashooyinku hore u shaaciyeen oo ay maxkamaddu ayidday, kaddib markii ay toddobaadkan laashay gebi-ahaanba 20 dacwadood oo ay u gudbiyeen murashiin ka cabanayey natiijada ku-meel-gaadhka ah, kuwaas oo ay Maxkamaddu dhegaysigooda iyo ka-garnaqooda u fadhiisatay saddex kulan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories