Maxay ka wada Hadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wefti ka socda Jaamacadda Farsamada Gacanta Ethiopia?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Jsl Ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda dalka Ethopia gaar ahaan Jaamacada farsamada Gacanta Ee Wadankaasi...
Dhaboolaq: Dhismaha Shan Ceel-biyood oo la dhagax-dhigay
Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq ee gobolka Maroodijeex ayaa laga dhagax dhigay shan ceel biyood oo deegaankaas laga qodi doono. Sheekh Aadan Xaaji Muxumed Xiiray (Aadan...
MUUSE BIIXI VS FARMAAJO: Laba Hoggaamiye oo Aragtiyo kala Duwan ka aamisan Awoodda Warbaahinta iyo Midho-dhalka soo Baxay
Hargeysa (SLpost)- Axmed Rashiid oo ku magac-dheer Akram Cabdalla oo ka mid ah Dhalinyarada Somaliland ee Hibada u leh Hal-abuurka Qoraalka, ayaa qormo laba...
“Somaliland oo ka mid ah dalalka hoggaamiya dimuqraadiyadda Africa, waxa aanay marnaba aqblayn in…” – WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Beesha Caalamka u sheegtay inaanay dal ahaan qayb ka ahayn Doorashada abaabulkeedu Muqdisho ka socdo ee la filayo in...
Qayla-dhaan ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland oo Walaac ka Muujisay Xaaladda Cudurka Covid-19 ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda Xannuunka Covid-19 oo mar kale si xawli ah ugu fidaya dalka. Heerka kor u kaca...
Nuxurka Qodobbada Ku jira Mooshin 20 Xildhibaan ka Gudbiyeen Hay’adda Caymiska Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanmo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa golaha u gudbiyay mooshin la xidhiidha hab-raaca xil-gudashada hay'adda Caymiska Qaranka iyo Fulinta Qaraar ay...
Somaliland: The Shortfall of Non-Binding Union
Before the union Somaliland was a sovereign nation after Somaliland obtained its independence from the British government on June 26, 1960, the two independent...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

