Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Daalibaan oo markii u horeysay Fagaare lagu arkay iyo Hadallo uu jeediyey
Hoggaamiyaha ruuxiga ee Afghanistan Mullah Hebatullah Akhundzada ayaa maanta dadweyne kula hadlay magaalada dhacda koonfurta Afghanistan ee Kandahar, waa markii ugu horreysay uu goob...
Guddoomiye Faysal oo taageeray Hanka Murashaxnimo ee Xirsi iyo Maxamed Kaahin, Saaxiibkii M Xaashi-na Rejo ka Qaba
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in saddexda siyaasiyiin ee Maxmaed Kaahin, Xirsi Cali Xaaji Xasan...
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Geerida Marxuum Xasan Maygaag Samatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...
Maxamuud Xaashi oo Ka Jawaabay Go’aanka lagaga Eryey Kulmiye, Halka uu Geeddiga u rarayana ka hadlay
Maxamuud Xaashi oo u warramay Weriye Siddiiq Burmad ayaa Jawaabay Go'aanka uu Xisbiga Kulmiye ku ergyay iyo Mustaqbalkiisa siyaasadeed halka uu ku jihaysan yahay https://youtu.be/idX14FKL1zs
Gabadh Qurbaha ku nool oo Baafinaysa Aabaheeda Maxamed Aadan Good
Haweenay ku nool Qurbaha ayaa Baafinaysa Aabaheed Maxamed Aadan Good oo ay ka codsanayso dhammaan bulshada Soomaaliyeed ciddii Garanaysa inay ku war-geliyaan baafintan. Muuqaalka Hoose...
Badheedhaha Xirsi, Bariiqashada Maxamuud Xaashi iyo Beer-dhigaalaynta Maxamed Kaahin
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Xirsi Cali Xaaji Xasan oo hadda ah Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Musharrax u yahay...
Boqol Ugaas Oo Isku Beel Ah iyo Soo Dhawayntii Hal Ugaas! W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Qabiilka Ciisuhu wuxuu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida kuwa ugu tirada badan, xagga dhulka waxay degaan dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Somaliland, sida Soomaalida kale...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

