Wararkii u dambeeyey Soomaaliya oo Xaalad deg-deg ah lagaga dhawaaqay
Muqdisho (SLpost)- Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay inay dalkaasi ka jrto xalad deg deg ah oo bani’aadaminnimo. Ra’iisal-wasaaraha ayaa hadalkan ku baahiyey...
XASAASI: Fashilka iyo Fadeexadaha Huursan ee Doorashada Soomaaliya oo Caalamka loo soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Fashilka iyo Fadeexadaha Ku Qarsoon Doorashada Soomaaliya oo la soo bandhigay Soomaaliya waxa dhawaan la dooranayaa 275-ka xildhibaan ee Aqalka Hoose ee...
Somaliland: War Dhiilo Xambaarsan oo ka soo yeedhay Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta shir-jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in isticmaalka Maandooriyeyaasha Khamriga iyo...
Xukuumadda Somaliland oo Digniin Kama Dambays ah Ka soo Saartay xaaladda aBuuhoodle
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay xaaladda magaalada Buuhoodle oo ay ku tilmaantay deegaan gabbood u noqday kooxaha nabad-diidka ah, iyadoo...
Warbaahinta Dunida Oo Ka Digtay in Kooxo Xagjir ah oo ka faa’idaysanaya Dagaalka Ethiopia Saamayn Ku Yeeshaan Somaliland Iyo Djibouti
Addis Ababa (SLpost)- Wargeyska Journal Courier oo laga leeyahay dalka Faransiiska, ayaa War-bixin ka qoray dagaallada ka socda dalka Itoobiya, kuwaasi oo u dhexeeya...
Madaxweyne Muuse Biixi oo sababta Cirro hoggaanka Xisbiga ugu Wareejiyey Xirsi ku tilmaamay Waxtarka Wax-qabadka Xisbiga Kulmiye
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sababta uu Ex-guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi hoggaanka Xisbiga Waddani ugu wareejiyey Guddoomiyaha Cusub...
Madaxweyne Muuse Biixi oo furay Madaarka Diyaaradaha Berbera oo La Casriyeeyey + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madaarka caalamiga ah ee Berbera International Airport oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

