HomeWararkii u dambeeyey Soomaaliya oo Xaalad deg-deg ah lagaga dhawaaqay

Wararkii u dambeeyey Soomaaliya oo Xaalad deg-deg ah lagaga dhawaaqay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay inay dalkaasi ka jrto xalad deg deg ah oo bani’aadaminnimo.

Ra’iisal-wasaaraha ayaa hadalkan ku baahiyey bartiisa Twitterka. Waxa uu sheegay inuu tallaabadan u qaaday sababo la xidhiidha abaaraha waddanka ku dhuftay.

Waxa uu Ra’iisal-wasaare ku baaqay kaalmo dibedda iyo gudaha labada ka timaadda si dadka abaaruhu saameeyeen loogu gurmado.

Qaramada Midoobay ayaa tododbaadkan sheegtay inay abaartu saamaysay 80% dalkaasi Soomaaliya kadib markii saddex xilli oo isku xigta la waayey roobabkii.

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsa Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay in xaaladda abaaruhu kasii dari doonaan bisha December ee soo socota iyo saddexda bilood ee ugu horreeya sannadka 2022-ka.

Abaarta ayaa la sheegay inay si daran ugu dhufatay gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana gobollada ay si ba’an u saamaysay ka mid ah gobollada Jubbada Hoose, Gedo, Hiiraan, Bay iyo Bakool.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories