Murashax Maxamed Dhigane oo kormeer ku maray Degmooyinka Qorilugud iyo Coodanle
Burco (SLpost)- Musharax Maxamed Cabdiraxmaan Dhigane ayaa Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Deegaamada Qorilugud Iyo Coodanle oo uu kormeer ku maray. Musharaxa oo ka mid...
Xukuumadda Somaliland oo laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland, ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadihii ay ku shaqaynayeen Shirkaddaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxaana lagu amray in ay...
Michael Rubin oo sharraxay Siyaasadda Maraykanka ee Bariga Afrika iyo Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Maraykanka ayaa xilligan si xooggan u danaynaysa inay fadhiisimo ay ciidamadooda baddu ka hawl-galaan ka samaystaan Woqooyiga Badweynta Hindiya oo ay...
Imaaraadka Carabta oo Xukuumadda Somaliland ku wareejiyay Mashruuca Tamarta Qoraxda Berbera oo $8 Milyan ku baxday
Berbera (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta xadhigga ka jaray Mashruuca Tamarta laga dhaliyo Qorraxda ee magaalada Berbera, taas oo...
“Madaxweynuhu waa dhaqan yaqaan oo hablaha lama hadlo oo xataa lama murmo…khilaaf nama dhex marin” – Hinda Jaamac
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda shaqo-gelinta, Arrimaha bulshada iyo Qoyska Marwo Hinda Jaamac Xirsi oo kamid ahayd masuuliyiin uu todobaadkan xilalka ka qaaday,...
Wasiirka Maaliyadda oo Furay Shir lagu lafo-guray Qorshaha Siyaasadda Qaran ee Cashuuraha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa maanta furay kulan hawleed lagu lafo gurayo Qorshaha Siyaasadda Qaran ee cashuuraha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Baaq u diray Maamulka iyo Mucaaradka Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar kale ka hadlay doorashada Baarlamaanka ee la filayo inay bisha dambe ka qabsoonto...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

