HomeSomaliland oo Go'aamo Ka soo saartay Dhismeyaasha Dalka laga hirgeliyo iyo Shirkadaha...

Somaliland oo Go’aamo Ka soo saartay Dhismeyaasha Dalka laga hirgeliyo iyo Shirkadaha Ka Ganacsada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blankHargeysa (SLpost)- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Somaliland, ayaa wareegto ay soo saartay ku joojisay in dalka laga dhiso dhisme aanay wasaaraddu ansixin naqshaddiisa.

Wareegto uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Jamaal Cabdi Muuse, waxa lagu sheegay in wixii taariikhda waraaqdu soo baxday ka bilaabma aanay jiri doonin Cid aan Liisan dhisme haysan oo shaqada Dhismaha ku shaqaysa, waxaana loogu baaqay Shirkadaha dhismaha iyo Cid kasta oo xirfadda dhismaha ku shaqaysata inay iska diiwaangeliyaan oo liisanka Shaqada ka doontaan Wasaaradda.

“Cid kasta oo wax dhista oo aan ka diiwaangashayn Wasaaradda Hawlaha Guud waa inay is-diwaangeliyaan sida ugu dhakhsaha badan, wixii hadda ka dambeeya wasaaradda hawlaha guud ma ogolaan doonto inay wax ka dhisto Cidda aan haysan Liisan wax dhisid dhammaan Gobollada dalka,” waxa sidaas lagu sheegay wareegtada uu soo saaray Agaasimaha guud.

Shirkadaha Dhismaha ayaa lagu war-geliyey inay Naqshadda Dhismaha ay fulinayaan u gudbiyaan Wasaaradda si loo ansixiyo.

“Shirkadaha dhismaha waxa la farayaa inay keenaan Naqshadda Guri kasta oo ay u samaynayaan, hadduu yahay Dawlad iyo Shicibba, Guri kasta oo la dhisayo waxa Naqshaddiisa laga soo ansixinayaa Xafiiska dhismaha ee Wasaaradda hawlaha guud,” Sidaas ayaa lagu yidhi Wareegtada ka soo baxday Wasaaradda Hawlaha Guud.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories