HomeIsmaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay Sababta ku kalliftay inuu Markii Shanaad...

Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay Sababta ku kalliftay inuu Markii Shanaad Isu Soo Sharraxo Xilka Madaxweynaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blankDjibouti (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa lagu wadaa in uu markii shanaad u tartamo xilka Madaxweynaha dalkaas oo uu soo hayay tan iyo 1999, iyadoo la filyay in uu marka isaga fadhiisanayo doorashada.

Madaxweyne Geelle oo Shalay u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa sheegay in sababta uu markii shanaad isku soo sharraxay tahay rabitaan ka yimid dadka reer Jabuuti oo sida uu hadalka u dhigay ku khasbay in kursiga banaynin ee uu mar shanaad isku soo sharraxo xilka Madaxweyne-nimo.

”Annaga oo aan hadlin dadka iyaga ayaaba codsaday in aan mar kale tartamo oo yidhi nala joog oo ha tagin, sidaa daraadeed waxaan go’aansaday in aan tartamo markii ugu danbeysay” ayuu yidhi Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweynaha Janhuuriyadda Somaliland Md. Ismaaciil Cumar Geelle, dalka Jabuuti xukumayey illaa 1999-kii oo loo doortay Madaxweyne, markana waa markoii shanaad uu u tartamayo xilka Madaxweyne-nimo.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories