Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyey Natiijada Hordhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay Natiijadda Hordhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha Jamhuuriyadda Somaliland. Natiijaddan ayaa sheegaysa Tirooynka Muwaadiniinta Is-diiwaangeliyey Sannadaha 2020...

Somaliland: 31 Masuul oo xatooyo Qaran loo Haysto iyo lacag dhan 5 Bilyan SLSH oo la Xaday

  Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo tiradoodu gaadhay 31 qof, ayaa loo xidh-xidhay eedaymo musuq-maasuq kaddib markii Hanti-dhowrka guud baadhis...

Trends Analysis of Agro-meteorology In Somaliland – Part One

  Meteorology is the branch of science concerned with the processes and phenomena of the atmosphere, especially as a means of forecasting the weather. Meteorologist...

Khudbad-Sannadeedka Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Golaha Baarlamaanka oo dhammaystiran (Akhriso+sawirro))

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta khudbad-sannadeedkiisa dastuuriga ah ka jeediyey fadhi wada-jir ah oo ay isugu yimaaddeen Goleyaasha...

President Muse Bihi’s Annual Constitutional Address at the parliament (Full Transcript)

  Hargeisa (SLpost)- The President of the Republic of Somaliland Muse Bihi Abdi addressed at a joint parliamentary session in his annual constitutional address. The President's...

HARGEYSA: Ku Dhawaad 50 Arday oo ku Dhaawacmay Dab ka kacay Goob Waxbarasho

  Hargeysa (SLpost)- Sideed iyo afartan qof oo isugu jira rag iyo dumar, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen Dab baaxaddiisa weyn tahay oo...

Shixnaddii u horeysay ee Tallaalka Covid-19 oo la gaadhsiiyey Ethiopia iyo Djibouti

  Djibouti (SLpost)- Dalalka Ethiopia iyo Djibouti oo xuduud dheer ay wadaagaan Somaliland, ayaa soo la gaadhsiiyey qaybtii u horreysay ee tallaalka lagaga hortago caabuqa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img