Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah iyo Muhiimadda uu leeyahay
Xeerkan waxa uu oggolaanaya in dalka laga furo ururro u dooda xuquuqda shaqaalaha Rayidka ah Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Shaqaalaha...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo laga helay Xannuunka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa laga helay Caabuqa Coronavirus, kaddib markii labadoodaba baadhitaan lagu sameeyey. Md Cabdiraxmaan Saylici ayaa...
Madaxweynaha Djibouti oo qaatay Tallaalka Ka-hortagga Cudurka Covid-19
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta qaatay tallaalka ka-hortagga Cudurka Covid-19, sida aanu ka soo xigannay warbaahinta dalkaas. Madaxweyne Ismaaciil...
Saddex Abwaan iyo Saddexdoodii Meeris
Haddii aad haraad bastaa tahay waxaa maskaxdada ku soo degdegayaa waa biyo oo ah kuwa nolosha aadamaha u ah halbowlaha ee aanu noole la’aantood...
Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey Liiska Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Gobolka Togdheer
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Kulmiye ayaa shaaciyey liiska rasmiga ah ee murashaxiinta doorashada Golaha Deegaanka iyo Wakiillada ee gobolka Togdheer. Sida ku xusan liiska murashaxiinta oo...
Shirkadda Dhaweeye oo Abaal-marisay Shaqaale Karti iyo Hufnaan lagu majeertay
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda adeegga casriga ah ee Gaadiidka dadweynaha ee Dhaweeye, ayaa abaal-marinno kala duwan ku maamuustay Shaqaalaha ka hawl-gala shirkadda ee kartida shaqo...
Komishanka Doorashooyinka oo soo gebo-gabeeyey Kaadh-qaybinta Gobollada Saaxil, Sool iyo Sanaag
Ceerigaabo (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyay hawsha qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha oo Saddexdii maalmood ee u danbeeyay ka socotay Gobollada Saaxil, Sool iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

