HomeXisbiga Kulmiye oo muddo laba Maalmood ah u qabtay Murashaxiinta uga sharraxan...

Xisbiga Kulmiye oo muddo laba Maalmood ah u qabtay Murashaxiinta uga sharraxan Doorashada Deegaanka iyo Wakiillada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ayaa muddo laba maal-mood ah u qabtay murashixiinta xisbigaas iska sharraxay in ay ku soo bixiyaan lacagta deebaajia ah oo ka mid ah shuruudaha looga baahan yahay.

Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiska xisbiga, ayaa murashixiintaas ku wargeliyay in ay muddo laba maalmood gudahood ah ku soo bixiyaan lacagtaas oo lagu shubayo wasaaradda maaliyadda.

Axmed Cabdi Dheere wuxuu murashixiinta ku adkeeyay in ay soo qaataan warqadda ay lacagtaas ku bixiyeen, taas oo lagu lifaaqi doono xogaha murashax kasta ee loo gudbinayo komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay soo saaray warqad ay ku socodsiiyeey saddexda xisbi Qaran, taas oo lagu war-gelinayey wakhtiga kama-dambaysta ah ee Xisbiyada looga baahan yahay inay xarunta Komishanka ku soo xereeyey Liisaska Murashaxiinta iyo xogahaooda.

Guddiga Doorashooyinku waxa ay xisbiyada u sheegeen inay liisaska murashaxiinta soo gudbiyaan ugu dambayn 17-ka bishan March, iyagoo liisaska soo raacinaya xogaha murashaxiinta oo ay ku lifaaqan tahay waraaqda bixinta lacagta deebaajiga ah.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories