HomeSomaliland: Korodhka Kiisaska Covid-19, Kurbada Shacabka iyo Kama' la'aanta Guddigii loo magacaabay

Somaliland: Korodhka Kiisaska Covid-19, Kurbada Shacabka iyo Kama’ la’aanta Guddigii loo magacaabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Cudurkii Covid-19 ayaa si ba’an u xulay gobollada Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo ay soo badanayaan tirada dadka uu xanuunku ku dhacay iyo kuwa u dhintayba oo siday sheegtay wasaaradda horumarinta Caafimaadku maanta oo kaliya fayraskaa laga helay 67 qof.

blankIlaa hadda ma jirto wacyigalin iyo go’aamo kasoo baxay guddidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u igmaday la tacaallida Caabuqa kaasi oo dadweynaha uga digaya siyaabaha cudurkani u faafo iyo sida la iskaga ilaalin karo.

Suuqyada, xafiisyada iyo xarumaha ganacsi waxa lagu arkayaa dadkii oo is dhex qaadaya ama goob ku urursan iyada oo aanay gashaneyn af xidh.

Dhinaca kale Waxa kale jirta dad maalin walba dalka soo gala oo ka yimaadda Soomaaliya oo fayrasku ku badan yahay iyo dalaka Yurub gaar ahaan Ingiriiska.

Munaasibaddaha ay qabasanayaa Musharaxiinta ee kulminaysa kumanaanka ruux ayaa qayb ka ah faafinta xawliga ah ee Cudurka COVID-19.

Guddida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u igmaday la tacaalidda iyo xakamaynta Cudurka waxa ay shacabka uga fadhiyaan in ay qaadaan tallaabooyin degdeg ah oo lagu badbaadinaayo bulshada ay iskugu biireen biyo yaraanta iyo Cudurka dilaag ah ee COVID-19.

Xigasho: Dawacan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories