Saddexda Xisbi Qaran oo Komishanka u gudbiyey Liisaska Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbiga Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADANI ayaa maanta Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku wareejiyey liisaska Murashaxiinta u taagan doorashada Golaha Deegaanka...
Somtel Somaliland issues new shares to the public with a price tag of $100 per share
Somtel, the telecom and technology service provider with the widest network coverage in the Somali region, has set the issue price for the shares...
Wasaaradda Beeraha Oo Hay’adda U Diyaar-garowga Masiibooyinka Qaranka Ku Wareejisay 2,800 Kiish Oo Raashin ah
Hargeysa (SLpost) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa Maanta Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka ku wareejisay 2,800 Kiish oo Raashin ah. Raashinkan...
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Shirkadaha Shidaalka keena oo ka shiraya Qiimo-Korodhka ku yimi Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ka hadlay kor-u-kaca ku yimi qiimaha shidaalka oo toddobaadyadii u dambeeyey laga dareemay guud ahaan dalka,...
Somaliland: Tirada Dadka laga helay & Kuwa u dhintay Covid-19 iyo Wakhtiga la bilaabayo Tallaalka ka-hortagga Xannuunkan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in maalinta Sabtida ah dalka laga bilaabi doono tallaalka ka-hortagga Xannuunka Covid-19 oo shalay...
Komishanka Doorashooyinka oo Cayimay Goobo gaar ah iyo Maalmo loo Kordhiyey Kaadh-qeybinta Sanaag, Sool iyo Saaxil
Hargeysa (SLpost)- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland oo soo gebo-gabeeyey qaybinta Kaadhka Codbixinta, ayaa maalmo u kordhiyey, goobo gaar ahna u cayimay gobollada Sool, Saaxil...
Somaliland: Talaalka Cudurka Covid-19 oo Dalka Soo gaadhay iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka oo Baaq u diray Shacabka
Hargeysa (SLpost)- Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport ee magaalada Hargeysa, waxa maanta ka soo degtay diyaarad xamuul ah oo Sidda Shixnad ka kooban...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

