HomeMadaxweyne Biixi oo lafilaayo in uuna marlabaad isku soo taagin Madaxweynenimada dalka!

Madaxweyne Biixi oo lafilaayo in uuna marlabaad isku soo taagin Madaxweynenimada dalka!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxay ku beegnayd 13 December 2017 maalintii uu Madaxweyne Muuse Biixi la wareegay hogaaminta dalka kadib doorashadii qabsoontay 13 November 2017 ee ay ku tartameen seddexda Xisbi qaran ee Kulmiye , Waddani iyo Ucid.

blankKhudbadii uu maalintaa madashaa ka jeediyey Mudane Biixi waxa uu xusay dhibaatooyin markaa horyaalay xukuumadiisa cusub oo uu sheegay sida uu wax ugu qaban doono muddo xileedkiisa shanta sanno . haddaba dhibaatooyinkaa waxa uu ka xusay kuwan iyada oo hadalkiisiina u dhignaa sidan:

Dhibaatooyinka Horyaalla Dalkeena:
Walaalayaal, waxa jirta qabyo badan oo dalkeenu leeyahay. Qabyooyinka qarankeena waxa ka mid ah:
1. Shaqo la’aan
2. Saboolnimo
3. Sicir-barar
4. Riiqda abaaraha soo noq-noqday
5. Musuq-maasuq
6. Qabyaalad
7. Aqoonsi la’aan

Si Xal loogu helo dhibaatooyinkaa aan soo xusnay:
Walaalayaal dhibaatooyinka in horyaala waxaynu kaga bixi karnaa midnimo iyo wadashaqayn, maaha kuwo qof keliya wax ka qaban karo, balse haddii aan xuso waxaynu dhibaatooyinkaa xal ugu heli karnaa;

Intaa markuu yidhi, waxa uu faahfaahin ka bixiyey sida uu xal uu ugu heli karo dhibaatooyinkaas.

Waxaase xusid mudan in Madaxweyne Muuse Biixi oo xilka hayey 3 Sanno 3bilood iyo 13 casho ay u suura galiweyday in uu wax ka qabto dhibaatooyinkaa uu maalintaa balan qaadayey in uu wax ka qaban doono. Iyada oo waliba todobadaa qodob ee dhibaato ay mid waliba xadka kasii baxday oo ay xadhkaha sii goosatay.

Mark haddii uu Madaxweyne Biixi tahli kari waayey in uu wax ka qabto wixii uu balan qaaday isla markaana mudada u hadhay ay aad u kooban tahay , waxa la filaya in uu ku taagan yahay jidkii Madaxweynihii ka horeeyey ee Axmed Silaanyo oo kusoo gaabsaday hogaaminta dalka hal term .

Cabdirasaaq Askar

Hargeisa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories