HomeMaamul-goboleedyada Soomaaliya oo la kala saftay Farmaajo iyo Rooble oo khilaafkoodu Cirka...

Maamul-goboleedyada Soomaaliya oo la kala saftay Farmaajo iyo Rooble oo khilaafkoodu Cirka isku shareeray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Khilaafka soo-laba-kacleeyey u dhexeeya madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya, ayaa saamayn ku yeelatay madaxda maamul-goboleedyada dalkaas oo la kala saftay labada hoggaamiye.

Maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa oggolaaday inay ka qeybgalaan shir uu ku baaqay Raysal-wasaare Rooble, halka maamul-goboleedka Koonfur Galbeed uu diiday ka qeyb-galka shirka Raysal-wasaaruhu ku baaqay oo la filayo inuu qabsoomo Axadda Berri.

blankWaxa kale oo uu khilaafkani sababay in Raysal-wasaare Rooble Isku beddelo laba ka mid ah golihiisa xukuumadda.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa Raysal-wasaaruhu u magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ahaa Wasiirka Caddaaladda, halka Xasan Xuseen Xaaji oo hore u ahaa Wasiirka Gaashaandhigga uu u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda.

Khilaafka cusub ee ka dhex-qarxay madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya, ayaa salka ku haya hannaanka Doorashada dalkaas.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi (Farmaajo) ayaa xalay qoraal uu soo saaray ku sheegay in Raysal-wasaare Rooble uu gudan waayay waajibkii loo igmaday, laakiin Rooble oo maanta u jawaabay ayaa ku gacan-saydhay eedayntaas, waxaanu sheegay inaan musharrax gaar ah laga oggolaan doonin inuu doorashada ku takri-falo, isagoo markaas ujeeda Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo mar kale u sharraxan madaxtinimada dalkaas.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories