Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Afrika, Yurub iyo Dunida Carabtu Maxay uga Maagayaan Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland?

Jawaabta su’aashani waxay ku xidhan tahay fahamka saddex marxaladood oo shacbiga Somaliland hore u soo maray. Marxaladahaas oo dhammaan muujinaya, markhaatina ka ah xornimo jacaylka shacbiga iyo ilaalinta difaaca madax-bannaanidooda.

Natiijada Hordhaca ah ee Codbixinta 8 Degmo Doorasho oo la Shaaciyey iyo Tirada Kuraasta lagu kala Guulaystay

Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka ee Lix degmo-doorasho oo ka tirsan 23 degmo-doorasho ee...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynihii Hore Ee Sierra Leone oo Hargeysa ku Kulmay (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta kulan gaar ah ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Mr....

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Bogaadiyey Shacabka iyo Ciidammada Ammaanka

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale), ayaa shacbiga Somaliland u mahad-celiyey qaabkii ay Ciidammada mmaanka uga gacan-siiyeen sugidda...

Somaliland: Natiijada Hordhaca ee Codbixinta Lix Degmo-doorasho oo lagu dhawaaqay

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka ee Lix degmo-doorasho oo ka tirsan 23...

Somaliland: Shan Qodob iyo Doorashada Kaddib – FALANQEYN

Gorfeynta Raad-reebka Doorashada Kaddib, Kaftan Hufan, Adkaanta Maamuuska Milgaha Qarannimo,Tusmeynta Daraasaad Caafimaad, Hirgalinta Sarreyn Dastuur Iyo Korreyn Sharci. Ugu horreyn, si kooban haddaan idinla wadaago...

Daladda SONSAF oo ka warbixisay 475 Cabashooyin la xidhiidha Doorashooyinka oo ka dhacay Gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Dalladda ay ku Midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah Somaliland ee SONSAF, ayaa ka warbixiyey noocyada ay yihiin cabashooyin la xidhiidha doorashooyinka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img