Monthly Archives: February, 2021

spot_imgspot_img

Hargeysa: Qandaraaska Dhismaha Hay’adda Barakacayaasha oo la Daah-furay iyo Tirada Shirkadaha ku tartamaya

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta daah-furay Qandaraaska Dhisme cusub oo magaalada Hargeysa looga dhisayo hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha ee Somaliland. Kulan lagu shaaciyey...

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Si Gaar ah Isha loogu hayo iyo Sababta

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha hay'adda Shaqaalaha Dowladda Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in wasaaradda Warfaafintu ka mid tahay dhowr wasaaradood oo hay'adda shaqaaluhu si gaar...

Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo weerar Afka ah Isku Qaaday

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Kulmiye iyo Waddani, ayaa weerar afka isku qaaday kaddib markii xisbiga mucaaradka ahi dhaliilo u jeediyey Xukuumadda iyo xisbibul-xaakimka. Xisbiga Mucaaradka ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Shaaciyey inuu yahay Murashax u tartamaya Golaha Wakiillada Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Md Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir (Faratoon) ayaa Maanta si rasmi ah u Shaaciyey inuu...

Xisbiga UCID oo muddo 10 Maalmood ah u qabtay Qabashada Codsiyada Murashaxiinta

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa shaaciyey wakhtiga kama dambeysta ah ee qabashada Codsiyada Murrashaxiinta uga tartami doona Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada. Ku-xigeenka...

Boorama: Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Kaadh iyo Degmo-Doorasho Beddelka Gobolka Awdal oo la kala diray

  Boorama (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta xarunta jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ka kala direy hawl wadeennada iyo gadiidka ka hawl-geli doona...

Somaliland oo Qaramada Midoobay u dirtay Dokumenti Toddoba Bog ka kooban iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo kala dhex...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img