HomeBoorama: Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Kaadh iyo Degmo-Doorasho Beddelka Gobolka Awdal oo la...

Boorama: Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Kaadh iyo Degmo-Doorasho Beddelka Gobolka Awdal oo la kala diray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Boorama (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta xarunta jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ka kala direy hawl wadeennada iyo gadiidka ka hawl-geli doona goobaha ay ka bilaambayso diiwaan-gelinta kaadh badalka iyo goob badalka codbixiyayaasha gobolkaasi.

blankMadasha lagu kala diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka waxa goob-joog ka ahaa guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka Somaliland Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo raac), guddoomiye ku xigeenak gobolka Awdal Cawaale Faarax Cilmi, waxaana ugu horreyn halkaasi ka hadlay guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka Somaliland Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo Raac) waxaanu sheegay in goobtaasi ay ku kala direen shaqaalaha 20 goobood oo laga qaadan doono kaadh badalka iyo goob badalka, isaga oo sheegay in 10 cisho ee soo socda degmada Saylac laga diwaan gelin doono afar goobood oo kala ah Saylac, Lawyacaddo, Xariirad iyo Fiqi Aadan, iyada oo degmada Lughayana laga qaadan doono saddex gooobood oo kala ah Lughaya oo degmada ah, Geerisa, Garbo dadar, halka degmada Baki iyana laga qaadan doono saddex goobood oo kala ah Baki, Dila iyo Cali Xaydh.

Degmada Boorama ayaa iyadna laga qaadan doonaa shan degmo oo dibadda ah oo kala ah Boon, Qori ujeed, Cuna qabad, Guriyo cawl iyo shan degmo oo gudaha ah, oo ah afarta waaxood ee ay ka kooban tahay degmada Boorama oo kala ah dugsiga Sheekh Axmed Salaan, dugsiga sheekh Cali Jawhar, dugsiga Ardaale iyo dugsiga sheekh Cismaan.

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Awdal Cawaale Faarax Cilmi oo isna goobta ka hadlay ayaa ugu baaqay bulshada ku nool gobolka Awdal in ay ka faa’ideystaan diiwaan gelintan isla markaana la shaqeeyaan hawl wadeennada kala duwan ee ka shaqaynaya diiwaan-gelinta.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories