HomeXisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo weerar Afka ah Isku Qaaday

Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo weerar Afka ah Isku Qaaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Kulmiye iyo Waddani, ayaa weerar afka isku qaaday kaddib markii xisbiga mucaaradka ahi dhaliilo u jeediyey Xukuumadda iyo xisbibul-xaakimka.

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani waxa uu Xukuumadda ku eedeyey in ay dayaceen Agaasimaha cusub ee dhaqanka Maxamed Cali Weji oo xannuun u jiifa Cusbitaalka ku yaalla Hargeysa, kaas oo dhawaan laga beddelay xilka Agaasimaha telefishanka Qaranka.

blankXoghayah Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo qoraal usoo dhigay bogga baraha bulshada ku sheegay in masuulkaas la dayacay, xilkiina laga qaaday, isagoo xannuun u jiifa.

“Damiirka dawladnimadeena waxa aad ka dheehan kartaa afcaasha Madaxda Xukumaddu samayso. Shalay waxa isaga oo xanuunsan, Oo dhakhtar yaala shaqadii uu qaranka muddo u hayey si ka baxsan milgaha dawladnimo iyo damiirka umadda looga caydhiyay Agaasimihii Tv-ga qaranka Maxamed Xassan Cali (Waji)” ayuu yidhi

Dhanka kale, Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni oo hadalka Xoghayaha guud ka jawaabayey, ayaa been-abuur xaqiiqada ka durugsan ku tilmaamay dhaliisha loo jeediyey xukuumadda.

“Maanta iyo Been-abuurka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani. Maxamed Xasan Cali (Waji) shalay ayaa Wasiirka Warfaafintu u magacaabay agaasimaha waaxda dhaqanka ee wasaarada Warfaafinta Qaranka Somaliland. Maxamed Xassan Cali (Waji) waxa looga maarmi waayay khibradiisa shaqo ee ku dhisan waayo aragnimo xeel -dheer iyo Dhaqan yaqaanimo .Waxa nasiib darro weyn ah in xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ka beensheego xilka loo magacaabay agaasime Maxamed Xassan Cali (waji) kuna tilmaamay in la caydhiyay waana sida aad Jeclaan lahayd,” Sidaas ayuu yidhi Afhayeenka Kulmiye.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta oo wax ka beddel ku sameeyey qaar ka mid ah agaasime-waaxeedyada Wasaaradda ayaa Maxamed Cali Weji oo Ahaa Agaasimaha Guud ee Telefishanka Qaranka u beddelay Agaasimaha dhaqanka iyo wacyigelinta ee wasaaraddaas.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories