Monthly Archives: February, 2021

spot_imgspot_img

Guddoomiyihii Gobolka Daadmadheedh oo Xilka Iska casilay

  Oodweyne (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Daad-madheedh Nuur Cismaan Guuleed, ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilka badhasaabnimo ee gobolka. Guddoomiye Nuur Cismaan Guuleed ayaa...

Madax-dhaqameed Kulan Mahad-naq ah la Qaatay Madaxweyne Muuse Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Madax-dhaqameedka Deegaanka Marxuumka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan geeriyooday, ayaa madaxweynaha la yeeshay kulan ay kaga mahadnaqayaan doorkii shariifka ahaa iyo...

Boqor Buur-Madow oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadallo ka soo yeedhay Wasiir ka tirsan Dowladda Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah madax-dhaqameedka waaweyn ee Somaliland, ayaa raalli-gelin ka bixiyey hab-dhaqanka Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya...

Shuruudaha Lagu Xidhay Murashaxiinta U Tartamaysaa Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland

  Muddo 100 maalmood ah ka yar ayaa ka hadhsan wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto doorashooyinka muddo dhaafay ee Wakiillada iyo deegaanka,...

The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development – Part 2

  The Importance of Agriculture Policy for Agriculture Development – Part 1 The economy of Somaliland depends heavily on agriculture, which includes both livestock and crops....

“Markii xisbigaygii UDUB iga burburay, ILLAAHAY ayaa silic i baday oo waanigan kolba mid galaya” – Wasiir Siciid Sulub

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga mudane, Siciid Sulub Maxamed, ayaa ku eedeeyeey xisbiyada Somaliland inay yihiin kuwa dadka u kala...

Somaliland oo Shuruudo ku xidhay Xalka Khilaaf u dhexeeya Qaramada Midoobay

  Hargeysa (SLpost)- Illaa hadda waxa aan la dhamaynin khilaaf u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay. Khilaafkan oo muddo dhowr bilood ah taagan, ayaanu waxaanu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img