HomeSomaliland: Tiradii ugu badnayd COVID-19 oo la helay iyo Dhimashada oo korodhay

Somaliland: Tiradii ugu badnayd COVID-19 oo la helay iyo Dhimashada oo korodhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda horumarinta caafimaadka ee Somaliland ayaa maanta xaqiijisay tiradii u badnayd ee kiisas caabuqa Coronavirus ah oo hal maalin la shaaciyo.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa warbixinta maalinlaha ah ee ku saabsan xannuunka Covid-19, waxa uu ku sheegay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay tiro afartan qof ah oo laga baadhay xanuunka COVID19 laga helay 14 qof.

Waxa uu Agaasimuhu sheegay in Hal qof oo kale uu u geeriyooday xannuunka Covid-19 taas oo tirada guud ee dhimashada ka dhigaysa 6 qof oo Somaliland ugu geeriyooday cudurkan.

Tirada Guud ee Dadka laga helay Caabuqa Coronavirus ee Somaliland, ayaa immika maraysa 68 qof, kuwaas oo 7 ka mid ahi ka bogasadeen Xannuunka.

51 Qof oo ka mid ah Dadka laga helay Xannuunka, ayaa ku nool magaalada Hargeysa, kuwaas oo 5 ka mid ahi ka bogsadeen, halka 4 Qof u dhinteen. Magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal, ayaa laga helay 2 qof, halka hal qofna u dhintay.

Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa tirada kiisaska laga helay yihiin  8 qof oo midkood ka bogasaday halka hal qofna u geeriyooday Xannuunka. Magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo ayaa mid kasta laga xaqiijiyey Hal qof, sida ku xusan warbixinta lagu shaaciyey mareegta lagu baahiyo Xogta Covid-19 ee Somaliland.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories