Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Somalia: Dhimashada iyo Kiisaska Covid-19 oo Korodhay iyo Askar AMISOM ah oo laga helay Cudurka

  Muqdisho (SLpost)- Hal Qof ayaa maanta u dhintay Cudurka Covid-19 magaalada Muqdisho ee dalkaasi Soomaaliya, halka 35 kiis oo hor lehna la xaqiijiyey, sida...

Dagaalkii dhaqaalaha – Taxanaha Soomaali waa walaalo ~ Q. 10aad

  Laga soo bilaabo 1981-kii, haddii uu qof Isaaq ahi u baahdo inuu lacag ka amaahdo bangigii Soomaaliya, shardiga laga rabay wuxuu ahaa inuu soo...

Siyaasi Cali-mareexaan oo Qormo Muhiim ah ka Diyaariyey Fashilka Siyaasadda Maraykanka ee Soomaalida oo 40 Sanno Jirsatay

  Siyaasi Cali Maxamed Xasan (Cali-mareexaan), horena u soo noqday Wasiirka Hawlaha Guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo mudane ka tirsan Golaha Wakiillada, ayaa qormo...

“Fanaaniinta Abaal nagama dhexeeyo” – fannaan Saalax Carab oo maanta xabsiga laga siidaayay.

  Hargeysa (SLpost)- Fannaanka da'da yar ee Saalax Carab oo toddobaaddadii u dambeeyey ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta xorriyaddiisa dib u...

Guddiga Covid-19 oo Deeq Gaadhaysa $840,000 kala wareegay Shirkadda Telesom

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Heer Qaran ee ka-hortagga Cudurka Covid-19, ayaa maanta shirkadda Telesom ka guddoomay Agabka ka-hortagga Cudurkan oo qiimaheedu gaadhayo $640,000 iyo $200,000...

“Sida ka ciidanka ah ee xadka joogaa naftiisa ugu hurayo, qof wal oo muwaadin ah waxa laga rabaa in wixii uu hayo uu wax...

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka la wadaagay xaaladihii ugu dambeeyey ee xanuunka Covid-19, natiijooyinka kasoo baxay baadhitaannadii la...

Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray Maamulka Dugsiyada Gaarka loo leeyahay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi,  ayaa digniin u diray Maamulka Dugsiyada Gaarka loo leeyahay. https://youtu.be/WQbr8ZTI04s

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img