Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Hoggaamiye Xirsi oo “laba Qodob Kala-doorashadooda u soo Bandhigay”

  Hargeysa (SLpost)- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa madaxweynaha u soo jeediyey in uu iska daayo waxa uu ku...

Gabay fariin u diraya Madaxda siyaasiyiinta, Ganacsatada iyo qaybaha bulshada: Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah

  Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah  Waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil oo uu...

Abaalmarinno Shahaado-sharaf iyo & Lacag isugu jira oo la Gudoonsiiyey Shaqaalahii ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Tamarta

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Tamarta & Macdanta Md Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa maanta gudoonsiiyey shahaado abaalmarin ah iyo lacag shaqaale wasaarada ka tirsan oo loo...

Shirkadda Super Group of Companies oo Abaal-marinno kala Duwan Ku Maamuustay Shaqaale Hufnaan iyo Karti lagu majeertay

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Super Group of Companies, ayaa munaasibad ay abaal-marinno ku guddoonsiisay u qabatay Shaqaale-weynaha kala duwan ee ka hawl-gala, iyadoo kuwoodii ugu...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amarro hor Leh ku soo rogtay Dugsiyada Gaarka loo leeyahay

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Amar Leh ku soo rogtay Dugsiyada Gaarka loo leeyahay oo ay dhawaan ka heshiiyeen Khilaaf cirka isku soo...

Hargeysa: Koboca Horumarka Dhaqan-dhaqaale ee Caasimadda iyo Hoteel Casri ah oo laga furay

  Iyadoo maalinba maalinta ku xigta uu sii kordhayo Horumarka iyo hirgelinta mashaariicda gun-dhigga u ah adeegyada Bulshada iyo Koboca dhaqaalaha ee muwaadiniinta iyo dowladduba...

Warbixin Saadaal Dhinac ka Raran ka Bixisay Dalalka Caalamka ee ay qalaalaasaha iyo Kacdoonnada Dadweyne Ragaadin Doonaan Sannadkan 2020

  Waxa isku soo ururiyey Maxamed Cirro Warbixin laga soo saaray xog-ururin iyo daraasado laga sameeyey 125 dal oo intooda badan ku yaalaan Qaaradaha Afrika, Eeshiya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img