Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Maalgelin Dhaqaale oo ay u Fidinayso Dhalinyaro Somaliland u dhashay

  Muqdisho (SLpost)- Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay mashruuc balaadhan oo lagu maal-gelinayo dhalinyaro hal-abuur ganacsi la timi, kuwaas oo qaarkood u dhasheen Somaliland. Raysal-wasaaraha Soou...

Wasiir Axmed Muumin Seed oo ka warbixiyey Waxyaabaha uga Qabsoomay Safar uu ku tagay Dalal qaaradda Yurub ka tirsan

  "Somaliland Way ka Kortay Xilligii la Mucaaradi lahaa" - Wasiir Axmed Muumin Seed Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed, ayaa...

“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb” – W/Q: Mustafe Adam

  “Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah wiil...

DOORASHADA MARAYKANKA 2020: Khatarta Ugu Weyn Ee Dunida Ku Soo Fool-leh!

  Khubarada ka faalooda Hayaanka iyo Hirdanka Siyaasada Dunida waxay si weyn uga dayrinayaan Khataraha Bulshada Caalamka uga iman kara Doorashada M/weynaha Maraykanka ee la...

Xukuumadda Somaliland oo soo bandhigtay Qorshe lagaga Hortagayo Xannuun ka dillaacay Shiinaha oo Saamayn ku yeeshay Dunida

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay qorshaha uga meel-yaalla Xannuun Tobannaan qof u dhinteen boqolaal kalena cusbitaalla u jiifaan oo...

Maamul-goboleedka Puntland oo Somaliland ku haysta Lahaanshiyaha Taariikhda Halgankii Daraawiishta

  Garoowe (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland Axmed Cismaan (Karaash) ayaa sheegay in Puntland iska leedahay Taariikhda Daraawiishtii uu hoggaamin jiray Sayid Maxamed...

Togdheer: Saddex Carruur ah oo Ku Geeriyooday Barkad-biyood ay ku qarraqmeen

  Burco (SLpost)- Saddex Carruur ah ayaa ku Geeriyooday deegaanka Balli-calanle oo ka mid ah Gobolka Togdheer ee Somaliland. Saddexda Carruurta ah oo laba ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img