Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Eng Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay tallaabo Xisbiyada Mucaaradka ahi qaadayaan iyo Arrimo kale

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Xisbiyada Mucaaradka ahi qabsan doonaan doorasho u gaar ah...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aaska Marxuum Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas xabaalaha Xaraf ee duleedka Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Axmed-yaasiin Xaaji Cabdilaahi...

Caabuqa Corona oo Soo Gaadhay Dalka Ethiopia iyo 4 Qof oo laga helay Cudurka oo Si Xawli ah u fidaya

  Addis Ababa (SLpost)- Afar Qof oo looga shakiyey inay qaadeen xanuunka Neef-mareenka ku dhaca ee Corona virus ee Xilliga Dunida aadka ugu faafaya ayaa...

Xaddiga Maaliyadda Xukuumadda Somaliland u Qoondeysay La-dagaalanka Maandooriyeyaasha Sannadka 2020

  Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Aadan Cabdillaahi Cabdalla, ayaa sheegay inay dowladda Somaliland la-dagaallanka daroogooyinka ama muqadaraadka kala duwan...

“Ismaaciil Cumar Geele wuxuu ka gami la yahay saxeexii Siyaad Barre ee Ceelka Shidaalka iyo…” Siyaasi soo faqay Siraha Qarsoon ee Madaxweynaha Jabuuti

  "Ismail Cumar Geele wuxuu ka gami la yahay saxeexii Siyad Barre ee Ceelka Shidaalka" Siyaasi soo faqay Siraha Qarsoon ee Madaxweynaha Jabuuti ku muquuniyo...

Maxaad ka ogtahay Qisooyinka laga Sameeyey labada Heesood ee HUD-HUD & HAATUF oo uu Sameeyey Abwaan Hadraawi?

  Halkan waxa aanu idiinku soo tabinaynaa Sharraxaadda iyo faahfaahinta qisooyinka ay ku Yimaaddeen Laba Heesood oo uu curiyey Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Waxa qisada...

Ujeeddada Socdaal uu Gobolka Sool ku joogo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland

   “Waxa ay u yimaadeen wareejinta iyo qiimaynta qalabkii ay shirkadda GTS ay Wasaaradda uga wakiilka ahayd.” Isu-duwaha Wasaaradda Gaadiidka ee Gobolka Sool Mr. Shaakir Mustafe Hargeysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img