HomeXaddiga Maaliyadda Xukuumadda Somaliland u Qoondeysay La-dagaalanka Maandooriyeyaasha Sannadka 2020

Xaddiga Maaliyadda Xukuumadda Somaliland u Qoondeysay La-dagaalanka Maandooriyeyaasha Sannadka 2020

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Aadan Cabdillaahi Cabdalla, ayaa sheegay inay dowladda Somaliland la-dagaallanka daroogooyinka ama muqadaraadka kala duwan ee dalka soo gala u samaysay qorshe miisaaniyadeed oo lagaga hawlgalo, iyadoo Wasaaradda iyo Culimadu door muhiim ah markasta ka ciyaaraan joojinta isticmaalka noocyada daroogada guud ahaan.

Waxa uu Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu sidaa ku sheegay Dood lagaga hadlayey la-dagaallanka noocyada daroogada oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxaanu hambalyo iyo mahad-naq u jeediyey Culimada iyo Ciidammada Ammaanka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu sheegay inay mar walba heegan ugu jiraan la-dagaallanka muqadaraadka.

Agaasime Aadan Cabdillaahi Cabdalla, waxa uu sheegay inay Xukuumaddu sannadkan u qorshaysay la-dagaallanka muqadaraadka lacag dhan Boqol Kun oo Doollar oo lagaga hawlgali doono wacyigelinta ka hor-tagga isticmaalka maandooriyeyaasha iyo ka hawlgelista sidii loo cidhib-tiri lahaa daroogada, da’yartana looga dhawri lahaa amma ilaalin lahaa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories