HomeCaabuqa Corona oo Soo Gaadhay Dalka Ethiopia iyo 4 Qof oo laga...

Caabuqa Corona oo Soo Gaadhay Dalka Ethiopia iyo 4 Qof oo laga helay Cudurka oo Si Xawli ah u fidaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis Ababa (SLpost)- Afar Qof oo looga shakiyey inay qaadeen xanuunka Neef-mareenka ku dhaca ee Corona virus ee Xilliga Dunida aadka ugu faafaya ayaa lagu Kaaraantimeeyay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.

Laga soo bilaabo Arbacadii Toddobaadkii hore, dhammaan Dadka ka imanaya Dalka Shiinaha waxa lagu baadhayey Xaaladdooda Caafimaad Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Addis Ababa ee Bole International Airport, si looga hubiyo Caabuqa coronavirus.

blankShir-saxaafadeed ay Maanta ku qabatay Magaalada Addis Ababa, Wasiirka Da’da yar ee Caafimaadka u qaabilsan Itoobiya iyo Masuuliyiin kale, ayaa sheegay in Afartan Qof ee looga shakiyey xanuunkan isla-markaana la kaaraantimeeyay ay dhammaantood yihiin Itoobiyaan.

Saddex ka mid ah Afarta Qof ayaa ah Arday ka soo noqday Jaamacadaha Shiinaha ee ku yaalla Magaalooyinka ku dhow Wuhan oo ah Magaalada uu markii koowaad Xanuunkani ka dillaacay ama lagu arkay.

Masuuliyiintu waxay sheegeen in dhiigga laga qaaday Afartan Qof ee Xanuunka looga shakiyey lagu soo baadhayo Dalka Koonfur Afrika.

Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa baadhitaan hubin ah ku samaysay illaa 22,000 Qof, si looga digtoonaado Virus-kan dilaaga ah.

Xanuunkan ayaa Haatan Dalka Shiinaha ku dilay 100 Qof, iyadoo la xaqiijiyey inuu soo ritay 4,500.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories