HomeHoggaamiyeyaasha Israel iyo Sudan oo kulan ku Dhexmaray dalka Uganda

Hoggaamiyeyaasha Israel iyo Sudan oo kulan ku Dhexmaray dalka Uganda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Entebbe (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa la kulmay hoggaamiyaha dawladda ku meelgaadhka ah ee dalka Sudan Abdel-Fattah Burhan, waxaana la sheegay in kulankan uu bilaw u yahay soo-nooleynta xidhiidhka labada dhinac.

blankKulanka labada hoggaamiye oo ka dhacay dalka Uganda, waxa ku wehelinayey madaxweynaha dalkaas Yuweri Museveni oo isagu kulanka marti-galiyey.

“Waxaanu isku waafaqnay in aanu bilawno wadashaqayn nagu hoggaamisa in aan caadi ka dhigno xidhiidhka u dhexeeya labada dal taariikh ahaan!”, waxa sidaas yidhi Netanyahu oo bartiisa twitter-ka soo dhigay kulanka ka dib.

Dhinaca kale  Raysal Wasaare Netanyahu ayaa la kulmay Madaxweynaha Uganda President Yoweri Museveni, oo dalkiisa uu ku soo booqday, waxaana socdaalkan la sheegay inuu yahay kii shanaad ee uu dalkaasi Uganda uu ku yimaado saddexdii sano ee la soo dhaafay.

Sidoo kale Netanyahu walaalkii ayaa ku geeriyooday dalka Uganda 1976-kii intii lagu gudo jiray soo samatabixintii dadkii Israeliyiinta ahaa lagu afduubay garoonka diyaaradaha ee Entebbe.

Labada hogaaamiye oo shir jaraa’id oo wada jir ah qabtay ayaa Raysal Wasaaraha Israel waxxa uu ka codsaday in Uganda ay Safaaradd ka furato magaalada Barakaysan ee Qudus, Israelna ay safaarad ka furan doonto Uganda, hase yeeshee Madaxweynaha dalka Uganda ayaa sheegay inuu ka fiirsan doono inay Safaaradd ka furtaan Qudus iyo in kale.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories