“Maanta waxaynu joognaa Baankii intii Soomaali Dowlad ahayd la hadal hayey laakiin maanta adigoo madaxweyne ah…” Suldaan C/raxmaan Aw-Good
Oodweyne (SLpost)- Suldaan Cabdiraxmaan Aw Good oo ka mid ah madaxda Dhaqanka ee gobolka Daad-madheedh, ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku ammaanay hirgelinta Xarunta...
“Madaxweynaha Qaranku waa nin reer Hawd ah, reer Hawd-kana…” – Nuxurka Khudbaddii Wasiir Siciid Sulub ka jeediyey Oodweyne
Oodweyne (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadaha Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Cabdi, ayaa khudbad uu dhinacyo kala duwan kaga hadlay ka jeediyey magaalada Oodweyne ee xarunta...
Nuxurka Khudbad Bogaadin, Dhiirri-gelin iyo Hoga-tusaaleyn xambaarsan oo madaxweyne Biixi u jeediyey Shacabka Reer Oodweyne
Oodweyne (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal uu xaaladda dalka u kuur-galayo ku marayey...
Daawo Bilicda Sawirrada Wacdarihii Soo-dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Oodweyne
Oodweyne (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba safarro shaqo ku marayey qaar kamid gobollada dalka, ayaa...
Reer Oodweyne oo Soo-dhaweyn looga markhaati kacay ku qaabilay Weftiga Madaxweyne Muuse Biixi (SAWIRRO)
“Oodweyne waxa ay ahayd meel taariikhda Somaliland fac-weyn ku leh, haddii taariikhdii hore ee Somaliland la eegona meel dad taliya oo dadka wax tara...
Xirsow Hadalku wuu kaa Qaloocday – W/Q: Aqoonyahan Sa’da Ali Mohamed
Ex-wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo waqtigan ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI hadalkii uu ka jeediyey xaflad Hargeisa ka dhacday...
Duuliyihii Diiday inuu Duqeeyo Shacabka Hargeysa oo Xogo Xasaasi ah Soo Bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ka mid ahaa duuliyeyaashii Diyaaradihii Milleriga ee dowladdii Soomaaliya, isla markaana isagu diiday 13-kii Julay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

