Shirweynaha 4aad ee Kulmiye oo lagu doortay Hoggaanka Sare ee Xisbiga (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)-Shirweynaha Afraad ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa maalintiisii labaad galay, waxana ay ergadu cod ku dooratay shanta xubnood ee xisbiga hoggaamin doonta shanta sanno...
Muxuu Madaxweyne Biixi Ka Yidhi Aafada KUFSIGA iyo Kiisaska Maxkamadaha lagaga gar-naqo?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa aafo qaran oo muddooyinkii u dambeeyey waddanka ku soo batay ku tilmaamay tacaddiyada loo geysto...
Tirada Ergooyinka ka Qayb-galay, Magacyada Shir-guddoonka loo doortay iyo Jewigii uu ku furmay Shirweynaha 4aad ee Kulmiye (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta furay shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo maanta ka...
Nuxurka Khudbad uu dhinacyo kala duwan kaga hadlay oo madaxweyne Biixi ka jeediyey Shirweynaha 4aad ee Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad xambaarsan wax-qabadkii xisbiga Kulmiye ku soo kordhay talada dalka muddo 10 sanno ah oo...
“Axsaabta siyaasadda ee waddanka ka jiraa waxay ku guulaysteen in si xor ah oo…” – Wasiirka Caafimaadka DDSI
Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga talada dalka Somaliland gacanta ku haya ee Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Huteel Maansoor ee...
Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa ka furmay iyo Madaxweyne Biixi oo khudbad ka jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4-aad ee Xisbil-xaakimka Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Xildhibaan Obama oo Saadaaliyey Natiijada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka mdi ah mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay natiijada uu filayo inay ka soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

