Monthly Archives: June, 2020

spot_imgspot_img

Ethiopia: Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka oo Bayaan ka soo saaray Muranka Biyaha Webiga Nile-ka

  Addis Ababa (SLpost)- Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee dalka Itoobiya oo marka magacooda la soo gaabiyo la yidhaahdo EIASC, ayaa Khamiista maanta bayaan...

“Mulkiilayaasha Tv-yadu waa Ganacsato, iyaga iyo Ganacsatada Lacagta soo bixiyey waa siman yihiin…” – Qaar ka mida ah Wakiillada Tv-yada Somaliland 

  Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah Masuuliyiinta iyo Wakiillada Telefishannada Madaxa-bannaan ee ka hawl-gala Somaliland, ayaa raalli-gelin ka bixiyey dhaliilo ay Mulkiilayaasha Tv-yadu dhawaan...

Xukuumadda Somaliland oo Agab Caafimaad oo Kala Duwan u kala dirtay Gobollada dalka

  Hargeysa (SLpost)- Agab Caafimaad kala duwan oo loogu talo-galay cusbitaallada gobollada dalka, ayaa saaka loo kala diray magaalooyinka waaweyn, iyadoo agabka caafimaad loogu talo-galay...

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka oo Kormeer Ku Tegay Waddada Isku Xidha Hargeysa, Salaxlay iyo Ina-Guuxaa

  Hargaysa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay waddada isku xidhaysa Hargeysa,...

Sucuudiga iyo Ruushka oo Gaadhay Heshiis Hordhac ah

  Riyadh (SLpost)- Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa gaadhay heshiis horudhac ah oo muddo bil ah lagu dheeraynayo dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarkooda...

Somaliland: 18 Qof oo laga helay Cudurka Covid-19 iyo Xaaladihii u dambeeyey ee saamaynta Cudurka

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay tirada Dad cusub oo laga helay Xanuunka Covid-19 kuwaas oo intooda badani ku nool...

DAAWO Warbixin laga diyaariyey Qaabkii uu dhacay Weearar Masaajid Dhexdii loogu Geystay Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin oo Dhaawacyo ka soo gaadheen

  Dhawaan ayay ahayd Markii wakhtiga U dhaxaysa Saaladda Makhrib iyo Ta Cishaa'i Masaajid ku yaala xaafada 150-ka ee magaalada Hargaysa uu nin Ka tirsanaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img