HomeSucuudiga iyo Ruushka oo Gaadhay Heshiis Hordhac ah

Sucuudiga iyo Ruushka oo Gaadhay Heshiis Hordhac ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Riyadh (SLpost)- Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa gaadhay heshiis horudhac ah oo muddo bil ah lagu dheeraynayo dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarkooda saliidda Qaydhiin, si sare loogu qaado qiimaha saliidda caalamka.

Sacuudiga ayaa hoggaamiya ururka ay u midaysan yihiin qaar ka mid ah dalalka Shidaalka dhoofiya ee OPEC, halka Ruushku uu hoggaamiyo dalalka aan xubnaha ka ahayn ururkaas ee saliidda soo-saara, waxaana labada dhinac la isku yidhahdaa OPEC+.

blankDalalka laysku yidhaahdo OPEC+ ayaa isku raacay inay wax soo-saarkooda saliidda ka dhimaan 9.7 milyan oo Foosto maalinkii ama 10% guud ahaan wax soo-saarka caalamka inta u dhaxaysa bilaha May iyo June, si qiimaha sare loogu qaado kaddib markii cudurka Coronavirus uu hoos u dhigay qiimaha.

“Sucuudiga iyo Ruushka waxay hadda isku raaceen in heshiiskaas lagu daro bil kale oo dheeri ah,” waxaa sidaas yidhi il-wareed ka tirsan OPEC oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters.

“Heshiiskan waxaa dhaqan-galkiisa shuruud u ah in dalalkii aan u hoggaansamin heshiiskii bisha May ay dhimaan wax soo-saarkooda bilaha soo socda,” ayuu lagu yidhi.

Dalalka Ciraaq iyo Nigeria oo xubno ka ah OPEC ayaa muujiyey inaanay sidii la rabay ugu hoggaansamin dhimista wax soo-saarka bisha May. Sidoo kale dalka Kazakhstan ayaan si buuxda uga soo bixin qodobada heshiiska, sida aanu ka soo xigannay wakaaladda wararka ee Reuters.

Ruushka iyo Sacuudiga waxa horraantii sannadkan dhex maray dagaal dhinaca saliidda ah, waxaana suuqyada caalamka ay kusoo fasaxeen saliid badan iyaga oo isku xumeynaya, taasi oo marka laga yimaaddo xaaaladda xilligan ee adduunka, dhulka gelisay qiimaha saliidda.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories