Somaliland Maxay ku Faleysaa Midnimo? Qalinka Yuusuf Garaad
Waa isbarbardhig ku saabsan matalaadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland Labada dhinac markii u horreysay ee ay is hor fariistaan waxay ahayd...
Daawo Muuqaal : Xuska Maalinta Qaxootiga Aduunka oo Ka Dhacay Somaliland
Hargaysa(SLpost) Xuska maalinta qaxootiga Aduunka ayaa lagu xusey magaaladan Hargaysa iyadoo ay kasoo Qaybgaleen Haayado badan. HOOS KA DAAWO https://www.youtube.com/watch?v=KD1jLIcOBGI SomalilandPost.Net Burco
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka Hadlay Yoolka Xukuumaddiisa, wada-hadallada Somalia, Dekedda Berbera iyo Mashruuca Berbera Corridor
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in qiime kasta oo ay ugu kacdo iyo wakhti kasta oo ay qaadato...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ku Mudaharaaday Madaxweyne Farmaajo iyo Jewiga Fadhigii Maanta ee Golaha
Hargeysa (SLpost)- Buuq iyo Sawaxan khal-khal abuuray, ayaa ka dhashay kulan maanta ku qabsoomay Aqalka baarlamaanka Soomaaliya, halkaas madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Faraajo khudbad dhinacyo...
Daladda NAFIS NETWORK oo Bulshada gobollada Togdheer iyo Maroodijeex u Qaybisay Agab Caafimaad iyo Mid Waxbarasho
Hargeysa (SLpost)- Dalladda Nafis Network oo ka shaqeysa dabar-goynta Aafada Gudniinka Fircooniga, ayaa maanta gaadhsiiyeen agab kala duwan oo isugu jira mid caafimaad iyo...
Weriye Coldoon oo Sannad kaddib xorriyadiisa dib u helay
Hargeysa (SLpost)- Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo sannad iyo dheeraad ah xidhnaa, ayaa maanta xoriyadiisa dib u helay, kaddib markii uu madaxweynaha Somaliland...
Somaliland: 29 Qof oo laga helay Covid-19 iyo Laba Qof oo xannuunka u geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay 29 qof oo laga helay Xannuunka Covid-19 iyo 2 Qof oo xannuunka u geeriyooday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

