HomeSomaliland: 29 Qof oo laga helay Covid-19 iyo Laba Qof oo xannuunka...

Somaliland: 29 Qof oo laga helay Covid-19 iyo Laba Qof oo xannuunka u geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay 29 qof oo laga helay Xannuunka Covid-19 iyo 2 Qof oo xannuunka u geeriyooday baadhitaan caafimaad oo la sameeyey labadii maalmood ee u dambeeyey.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo saxaafadda la wadaagay warbixinta maalinlaha ah ee xannuunka Covid-19 guud ahaan dalka, waxa uu sheegay inay xannuunka helay 29 qof oo cusub, taas oo tirada guud ee dadka xannuunka laga helay gudaha Somaliland ka dhigaysa 413 Qof.

Sidoo kale, Agaasimuhu waxa uu xusay inay xannuunka u geeriyoodeen 2 Qof, waxaanay tirada guud ee dadka xannuunka u geeriyooday yihiin 24 Qof. Waxa kale oo agaasimuhu sheegay inay xannuunka ka bogasadeen 5 qof, taas oo tirada guud ee dadka xannuunka ka soo kabtay kadhigaysa 62 Qof.

Tirada Guud ee dadka baadhitaanka lagu sameeyey ayaa gaadhay 1671 Qof oo iskood u tagay xarunta Sheybaadhka kaddib markii ay isku arkeen astaamaha xannuunka ama ay isaga shakiyeen. 413 oo tiradaas ka mid ah ayaa laga helay xannuunka, taas oo cel-celis ahaan noqonaysa in boqolkiiba 24.7% xannuunka laga helay guud ahaan dadkii isbaadhay.

 

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories