Monthly Archives: May, 2020

spot_imgspot_img

Booqashadii Madaxweynaha, Is-muujintii Ciidanka, Bushaaradii Taliyeyaasha iyo Jewiga Madal Cududda Ciidammada Somaliland lagu soo bandhigay

  Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray kulliyadda tabobarka ciidanka ee Cabdilaahi Askar ee deegaanka Darar-weyne oo ay ciidamada qalabka...

Dilaaga COVID 19 iyo Dabbaaldegga Ciidda

  Waxa qoray Mustafe Maxamed Khayre Taariikhdu markii ay ahayd 28-kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabbaaldeg muhiim...

Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo Hargeysa ku Geeriyooday iyo Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray

  Hargeysa (SLpost)- Alle Ha U Naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena...

Somaliland oo Shaacisay 19 Kiis oo Cusub oo CoronaVirus ah iyo Tirada Dhimashada oo korodhay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo caabuqa Coronavirus ah oo la xaqiijiyey iyo laba qof oo u geeriyooday xannuunka...

Jimciyadda Sooyaal oo Tacsi u diray Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo)

  Wuxuu maamulka Jimciyadda Mujaahidiinta Sooyaal ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo) oo ay ka tacsiyadaynayaan geeridii Naxdinta lahayd ee ku...

Masiibadii Bandooga – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 12aad

  Dadka waxa loo sheegay in bandoogu bilaabmayo 8:00 habeennimo, waxa se la xidhxidhi jiray wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo, si ay ciidanku u helaan...

Isu-duwaha Caafimaadka ee Gobolka Saaxil oo Naqdiyey Eedo laga faafiyey Arrimaha Caafimaadka ee gobolka

  Berbera (SLpost)- Isu-duwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Saaxil, Dr. Bashiir Diiriye Jaamac ayaa ka hadlay Arrimo la xidhiidha Adeegga Caafimaadka ee gobolkaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img