Wararkii u dambeeyey AYAX Khatar Gelin Kara Beeraha Somaliland oo Yemen ka soo duulley
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa ka digtay khatarta uu leeyahay Ayax ka soo hayaamay dhinaca dalka Yemen, kaas oo halis gelin kara...
Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo si Adag uga Hadashay Colaadda Ceel-Afweyn, Xukuumaddana baaq u diray
Hargeysa (SLpost)- Dalladda ay ku bahoobeen Ururrada Bulshada Rayidka Somaliland ee SONSAF, ayaa soo saaray baaq nabadeed ku wejahan colaadda ka soo cusboonaatay deegaanka...
Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Waddani oo 142 Caano Maal kaddib xorriyadiisa helay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga ka sii daysey Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDAN, Maxamed Sidiiq Dhamme oo 71 Maalmood...
DAAWO Haweenka Basaasiinta Noqday ee Ugu Caansan Dunida Sirdoonka
Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Siddeed (8) ka mid ah Haweenka ugu magaca weyn ee taariikhda ku galay Sirdoonka Dunida, kuwaas oo Basaasiin u...
Guddoomiyaha Guurtida oo sheegay inaanay Cidi wali kala Dhex-galin Beelaha ku dagaalamaya Ceel-Afweyn iyo Kulmo laga yeeshay
Hargeysa (SLpost)- Fadhi uu saaka yeeshay Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir-guddoominayey Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa laga soo saaray baaq-nabadeed ku wejahan dagaal-beeleed...
Axmed Yuusuf Yaasiin oo Si Adag uga hadlay Colaadda ka soo cusboonaatay Ceel-Afweyn, Xukuumaddana baaq u diray
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xiisad colaadeed oo ka soo cusboonaatay deegaamo ka tirsan degmada Ceel-Afweyn ee...
Xukuumadda Somaliland oo digniin u dirtay Muwaadiniin ay Dhaq-dhaqaaqooda la soco
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa digniin u diray dad uu sheegay inay had iyo jeer ku celceliyaan inaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

