Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo War Ka Soo Saartay Culimo Khilaafkooda Bulshadu Dareentay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin adag u dirtay Culimo baraha bulshada khilaafkooda laga dareemay, isla markaana jawaabo iyo dalabyo...

Magaalada Hargeysa oo laga furay Hotel Casri ah oo leh Adeegga Dab-demiska oo u gaar ah

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta laga furay isla markaana xadhigga laga jaray Hoteel Casri ah oo leh Dab-demis u...

Madaxweynaha Sri Lanka oo Walaalkii u magacaabay Xilka Reysal-wasaaraha Dalkaas

  Colombo (SLpost)- Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay dalka Sri Lanka, Gotabaya Rajapaksa, ayaa walaalkii oo Ka weyn Khamiista maanta ah u dhaariyey Xilka Raysal-wasaarenimo...

“Qof dhalinyaro ah iyo Siyaasi Xamar tagaa wuxuu ka beddelayo Somaliland ma jirto” – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in aanay qadiyadda Somaliland waxba ka beddelayn Dhallinyaro iyo siyaasiyiin u safra...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu Ansixiyey Laba Xeer oo Muhiim ah

  Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu ansixiyey laba xeer midkood yahay qabyo-qoraalka Xeerka La-dagaalanka Ka-ganacsiga iyo Tahriibinta dadka. Fadhiga...

Muqdisho: Nuxurka Qodobbada Laysku Af-gartay ee ka soo baxay Kulan Dhexmaray Farmaajo iyo Madaxweynayaashii ka horeeyey

Hargeysa (SLpost)- Gelinkii hore ee maanta waxa jir Al-baabadu u xidhan yihiin magaalada Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii xilka...

Maxaad ka Ogtahay Shanta Kooxood ee Ugu Khatarsan Maafiyada (Budhcadda) Adduunka? – DAAWO WARBIXIN

  Adduunka Guudkiisa, marka laga yimaaddo siyaasadaha hoggaamineed ee dowladaha ee dhinacyada Maamulka iyo Ammaanka, waxa jira Kooxo Qawlaysato oo saamayn ku leh Ganacsiyada, siyaasadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img