HomeXukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay u gudbisay Codsi ay ku dalbanayso Xidhiidh...

Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay u gudbisay Codsi ay ku dalbanayso Xidhiidh Wada-shaqayneed oo gaar ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

wasiirka-arrimaha-gudaha-somaliland-yaasiin-faratoonHargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay u dirtay codsi ay ku dalbatay in ergay gaar ah u soo magacawdo dalkeeda, waxaana ay kula talisay inay Somaliland iyo Somaliya kala saaraan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horayn isagoo ka hadlaya ergayga ay Qaramada Midoobay soo magacaabayso, wuxuu yidhi  “Cid kasta oo ay Qaramada Miidoobay soo magacawdo, oo ay keento waanu soo dhaweeynaynaa, oo waanu la shaqeeynaynaa, xilkiisana waanu isku barbar taagaynaa, laakiin Qaramada Midoobay waxaan u sheegaynaa inay dal walba sidiisa ula xisaabtamo, oo cid uga wakiil ah ay keenaan.

“Somaliland waxay Qaramada Midoobay kula talinaysaa inay ergay u khaas ah u soo magacaaban, oo ergay halkan u jooga ay keenaan, Somaliya iyo Somaliland shuqul iskuma laha, waana laba dal oo kala gaar ah, mana haboona inay ergay wada yeeshaan, ee waxaanu Qaramada Midoobay leenahay waxaanu leenahay dal jira oo madax banaan, waanada ka war qabtaana waxaanu qabsanay, iyo heerka aanu ka gaadhnay Dimuqraadiyada iyo nidaamka Dawladnimo, Soomaaliyana mar hore ayaanu kala soconay, anaga oo markii horeba laba dal kala ahayn,” ayuu yidhi Wasii Faratoon.

Wasiirka oo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku daray, “Markaas Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Midawga Afrika, Jaamacada Carabta iyo IGAD-ba, waxaanu leenahay jiritaanka Somaliland wax qarsoon maaha, suurtagalna maaha in aanu Somaliya mar dambe aanu la midawno, midawgayagii hore ayaanu ka qoomamaynaa,  ee waa inaad Somaliland  jiritaankeeda  qirtaan”.

Wasiir Faratoon ayaa mar uu ka hadlaayey ergaygii ay Somaliya eriday yidhi, “inagu meel fiican baynu iska taagnay wax dambiya oo uu ninkaasi galayna ma ogin, balse waxaanu u aragnaa in isaga iyo shaqaalihiisaba xad gudub lagu sameeyo”.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpostnet

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories